Kacsiga dumarka maxaad ku keeni kartaa

22 Kacsiga dumarka maxaad ku keeni kartaaSalaaxista haweeneydu, kuma koobna oo qura labada naas, balse waxa loo baahan yahay in la salaaxo meelo kale oo jirka kamid ah sida; labadeeda warqood, gudaha bowdooyinka, gumaarka, faruuryaha cambarka, iwm. Waxaan muran ku jirin in haweeneyda ninkeeda ay jeceshahay uu labada cajar dhexdooda kaga salaaxo mid kamid ah labadiisa gacmood, isaga oo isla markaasi tan kale kaga salaaxaya labadeeda naas, ay dareento istiin iyo raaxo labanlaab ah.
Kolka gacanta ninku ay soo maamusho naasaha iyo shafka xaaskiisa, waxay u degtaa dhinaca caloosha, iyada oo salaaxaysa rugta xuddunta, dabeetana u jiitamaysa dhanka cajarrada iyo gumaarka, halkaasi bayna in muddo ah ku noqnoqotaa. Intaas dabadeed, kolka ay haweeneydu si wanaagsan istiinka u qaadato, labadeeda bawdo ayaa iskood u kala kaca, faruuryaha waaweyn ee cambarkuna waa ay kala fogaadaan, qanjirradiisuna soo daayaan dheecaan qooya cambarka gudihiisa oo idil.
Dhuuqmadii iyo istiinkii xoogga badnaa xilligii galmadu, waxay isu rogayaan kuwo fudud oo saxansaxo leh aanna gaarsiisnayn heer ay mar kale kacsan karto. Isdhexgalkii xoogga ku dhisnaa waxa uu isu beddelayaa is-habsiin jilicsan oo keenta inay haweeneydu dareento in ninkeedu yahay gabbaadin aamin ah oo ay dhaxanta iyo dhibaatada ka gasho. Halkaasi kolkay arrini marayso ayay madaxeeda shafka ama garabka ka saarataa, jiif iyo nasashana ku gunaanaddaa hawshii cuslayd ee ay qabatay intii shaqada galmada lagu jiray.

40 Comments

  1. Anonymous12/02/2010

    dhuuqmada naasaha ibtooda aad bay ugu kacsadaan dumarku

    ReplyDelete
  2. Anonymous12/07/2010

    waa raxaday ugu jecel yihin dumarku markay heelan intas ninkay ka helan ma iloban taas aya laysku racaay asxaabt ok guys

    ReplyDelete
  3. Anonymous1/03/2011

    asc waxaan ahay gabar biyuhu kaga yimaadaan markuu nin keeda kasalaaxo meeshii kintirka laga gooyay sikasto qalabka ninkeyga raaxo kuma dareemo kumana gariiro aniga dhan waxaan gariiraa markuu iga salaaxo meeshii kintirka laga gooyay taas maxaa ugu wacan cafwan

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous9/22/2014

      Kacsigaaga ayaa ku xidhan kintirka

      Delete
  4. @Anonymous


    walaal naagta waxaa caadi ah inay ku
    raaxaysato geedka ninkeeda, laakin marka
    ay naagta ku raaxaysan karin bahalka nin
    oo ay gacan ku raaxaysanayso, inta badan waxay
    tilmaamaysaa inay seegaysan jiritay, marka fikirkaaga
    baddal oo ninkaaga ku raaxayso

    ReplyDelete
  5. Anonymous8/19/2011

    walaalayaal waxaan ahay nin dhalinyaro ah waxaan dareemaa in biyaha soo degdagaan markaan xaaskayga u galmoonayo oo maba xajin karo laba mar markaan ku riixo waaba iga imaanayaan waan yaabanahay maxaan ku xajin karaa? oo xaaska wax badan u garaaci karaa?

    ReplyDelete
  6. biyabbaxa degdegga ah waxaa waxaa ugu fiican in loogu hortago maskaxda iyo isbaridda muddo haddii aad la dagaalantid waad joojin kartaa, laakin ka fogow dawooyinka la gado

    ReplyDelete
  7. Anonymous8/21/2011

    walaalayaal waxaa igu yar kacsiga markaan halmar galmoodo marlabaad si sahal ah makuusoo kacsan karo waqti dheer ayey iga qaadanee inaa mar labaad soo kacso xaaskana saas ma jeclo ee maxaan sameeyaa?.

    waxaan rabaa inaa ciyoow kacsado mar labaad iyo mar sedexaad iyo mar afaraad.

    talo wacan i siiya

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous10/26/2014

      sxb qeyraadka bada cunidiisa badso

      Delete
  8. naagtaada waxaan ku qancin kartaa inaad dheereeyso istiinka marka ay si fiican u kacsato inaad galmada rasmiga bilowdo kaddib aad isla biyabbaxdaan, ma aha in dhowr jeer la sameeyo qancinta naagaha siyaasad bay u baahantahay

    ReplyDelete
  9. Anonymous8/21/2011

    Walal waxan rabaa inad ii shegto cudurada laga qaado guur la aanta sida raga ka daaho guurka waxan ku aragnaa xanaaq fara badan maxa keeni kara arintaas Walal waxan rabaa inad ii shegto cudurada laga qaado guur la aanta sida raga ka daaho guurka waxan ku aragnaa xanaaq fara badan maxa keeni kara arintaas

    ReplyDelete
  10. Taas waxay u noqonaysaa ninka aan guursanin duruuftiisa haddii uu u baahanyahay guurka oo uu waayo waxaa ka dhalan kara cuqdad nafsi daran xanaaq welwel waa biyaha aad ayay dadka u dhibaan laakin haddii ruuxa uu yahay qof kacsi daciifsan oo aan u baahnayn uma malaynayo inuu sidaa noqonayo

    ReplyDelete
  11. Anonymous8/21/2011

    Asc. walaalayaal waxaan dareemayaa tabar daro dhanka galmada ah iyo kacsi yari, halmar markaan galmoodo way adagtahay mar labaad sidaan kusoo kacsado ama howl kale ku bilaabo waqti dheer ayey iga qaadanee.
    ana waxaan rabaa inaan sedex iyo afar galmo sameeyo lakin dareenka kacsiga ayaa iga culus maxaa igula taliheysaan walalayaal?

    ReplyDelete
  12. Anonymous8/21/2011

    Naagta inay istiinka qaadatay ama raaxada gariirka gaaray sidee ku ogaan karaa sida aan howsha galmada u bilaabo?

    mida kale inay biya baxday ma ogaan karaa ama ma dareemi karaa?

    ReplyDelete
  13. Anonymous8/22/2011

    Asc. walaalayaal waxaan dareemayaa tabar daro dhanka galmada ah iyo kacsi yari, halmar markaan galmoodo way adagtahay mar labaad sidaan kusoo kacsado ama howl kale ku bilaabo waqti dheer ayey iga qaadanee.
    ana waxaan rabaa inaan sedex iyo afar galmo sameeyo lakin dareenka kacsiga ayaa iga culus maxaa igula taliheysaan walalayaal?

    ReplyDelete
  14. Anonymous8/23/2011

    Asc. walaalayaal waxaan dareemayaa tabar daro dhanka galmada ah iyo kacsi yari, halmar markaan galmoodo way adagtahay mar labaad sidaan kusoo kacsado ama howl kale ku bilaabo waqti dheer ayey iga qaadanee.
    ana waxaan rabaa inaan sedex iyo afar galmo sameeyo lakin dareenka kacsiga ayaa iga culus maxaa igula taliheysaan walalayaal?

    ReplyDelete
  15. Anonymous10/21/2011

    asc all in ta wax fican is ku farta waxan idin weydina naagteyda cambarka ma ka faren kara madama ey darema ka heli karto idinko mahadsan jwb

    ReplyDelete
  16. Anonymous10/21/2011

    asc all in ta wax fican is ku farta waxan idin weydina naagteyda cambarka ma ka faren kara madama ey darema ka heli karto idinko mahadsan jwb

    ReplyDelete
  17. xaaskaaga waad ka farayn kartaa cambarka waa bannaantahay

    ReplyDelete
  18. ninkeyga hadi uu marwalaba sodahoo maxey noqoonkarta hadi usaan shaqo kujiriin

    ReplyDelete
  19. ninkaaga wuxuu ku soo daahi karaa dano kale ama saaxiibayaashiisa agtooda, weligaaga iska ilaali shakiga xun, naagaha qaarkooda waxay u maleeyaan haddii ninkooda soo daaho inuu naag la joogay, midda kale waxaa habboon inay iska ilaaliyaan nimanka inay xaaskooda ka maqanaadaan muddo badan waxaa la rabaa haddii dano adag aadan ku lahayn dibadda inaad la joogto xaaskaaga oo aad la sheekaysato, markii aad shukaansan jirtay waad ogayd darteeda inaad u labbisan jirtay laakin markii maanta aad ku ogaatay inay guriga kuu joogto maa qiimaynaysid jacaylka waxaa la rabaa inuu siyaado mar la is guursado

    ReplyDelete
  20. Anonymous11/05/2011

    niyow walaalayaal waan indin salaamay marka hore marka xiga waxaan ka cabanayaa markaan u tago ama u galmoodo gabadhayda oon ilaa waaga haysanayo iyaduna dhib ayay igu qabtaa habeenada inta badan way ii diidaa inaan u tago sideen gabadhayda farxad uuga dhigaa waqtiga galmada oon ku gaadhsiiyaa heer ay iyadu markasta idalbato inaan ku dhufto aadbaan u mahad san tiin culimada

    ReplyDelete
  21. waxaa lagaa rabaa inaad aayar u fahnto si aad u dareen siiso inaad rabto galmo isfahnka wax ka weyn waa la waayey sheekada waa muhim sheekada badi

    ReplyDelete
  22. Anonymous7/21/2012

    walal adoo mahadsan waxaad iiga jawaabtaa waxaanan lahayn dareen badan hadan waxan aad ujecelay ninkaygu inii iigalmoodo waxaa lagaa yaabaa steamka markuu badiyo ila mudo 30 daqiiiqo ah aan qoyaan dareemo hadan mahayo dareenkaa macaanka eela sheegayo waxna wali isuma dhalin

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous2/19/2023

      waa arrin kale oo uguba ah. Adiga ayaa u Bashan Dareen gammal oo sax ah waa in aad is Nafaqeysaa

      Delete
  23. ku dadaal inaad is fahantaan adiga iyo ninkaaga, kacsiga mararka qaarkooda waxaa caawiya isfahanka labada isqaba

    ReplyDelete
  24. Anonymous7/23/2012

    Jawaabta dhabta ah ee sida biya ay ku dahan halay shego aqyarey? tan labad gab dhaha waxaan ka codsanaya inay webkan rajogoda nogu so qoran si aan u ogaano sida ay ugu jecel yihin raaxda maxaa yelay meshay ay u bataan ayay gabdhaha kawada raxeytane...thnks.

    ReplyDelete
  25. Anonymous7/24/2012

    asc walal hadii aad xaaskaaga ka maqantahay mudo aad ubadan hadana aadaan awoodin inaaad isgaadhaan maxaa kula gudboon inaad samayso

    ReplyDelete
  26. Anonymous8/06/2012

    Waxaan ahay gabar aad u kacsi badan anigana la ima gudin marka taas miyaa sababtay walaalayaal

    ReplyDelete
  27. Anonymous9/19/2014

    walalaayaal waxaan ahay nin galmada jecel oo aad u xiiseeya hada xaaskeyga ma jecla galmada oo waaba neceb tahay waxey leedahay bishii hal mar kabadan galmo ma awoodo mana ahan qof da,weyn marka maxaan sameeyaa

    ReplyDelete
  28. Anonymous10/02/2014

    walal waxan ahay xaas ninkayga haduu i istiimiyo amaba ii galmoodo oo geedkiisa igu ruxo ma dareemo wax raaxo ah lkn intaan isaga uraaxaynayo ama taataabanayo wan dareemaa maxaa sababa arintaa??.

    mida labaad intaan ku gudo jirno galmada waxan dareemaa wadno xanuun saaida ilaa 4maalmood taasna maxaa sababay??
    zawjkaygana marar badan anoon usheegin dhibka wadnaha iga haysta ayaan ka diidaa inuu ii galmoodo taasna dhib maleedahay seense ugu sheegi karaa

    iisoo jawaaba@RG mahadsanidiin

    ReplyDelete
  29. walaal galmada wadno xanuun ma laha ee waxaad iska baartaa caafimaadka waayo waxaa laga yaabaa in dhiigmareenada ay dhib kaaga jiraan

    ReplyDelete
  30. jamiila11/19/2015

    Waad mahad santihin bahda wabkan, walah waxan ahaan jiray qof iska taala xiliga kulanka sidii alwaax baan iska jiifi jiray in wax laii bilaabo mooyee waxna ma bilaabi jirin ninkiina wuuba ka caajissay markaa kadib ayaan kusoo biiray webkaan waxaan ka bartay ayaan ku dhaqmaa walah rerkii waa ii xasilay awalna yaa rabi buu taagnaa manshallllaah

    ReplyDelete
  31. daawada biya baxa deg dega ah

    ReplyDelete
  32. Anonymous3/27/2016

    asc, walaalayaal markaan rabo xaaskeyga inaan ciyaar labaad galo ma waxaa haboon inaan wax yaro sugo mise isla markiiba inaan ku laabto ayaa haboon

    ReplyDelete
  33. waxaa habboon inaad soo waysaysato oo wax yar aad sugto

    ReplyDelete
  34. Anonymous3/29/2016

    asc, walaalaha waxaan ahay ruux siigada iska joojin waayay waana necbahay mana awoodo inaan joojiyo maxaad igula talin laheedeen sideen ku joojin karaa ila taliya

    ReplyDelete
  35. webkan ayaan kaga hadalnay sida loo reebi karo seegada marka waxaan kuu rajaynaynaa inaad akhriso

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post