Lix qodob xaaskaaga kugu jeclaanayso haddii aad ku dhaqanto

1)xaaskaaga ugu yeedh magacba magaca uu ka wacan yahay ,maxaa xaasid kaa dhigay ma afka ayaa ku go'aya ilayn niyadda ayaad u qaboojin darmaantaada'e

2)marka aad ka timaado shaqada ama safarka xaaskaaga horay ugu soo qaad haddiyad hadday yartay xataa,sida ubax,baarafuun,cadar IWM

3)u kaxee xaaskaaga goobaha dalxiiska iyo tamashlaynta maalmahan ciida fasaxyada iyo aakhirka asbuuca.

4)ha noqon kaligii taliye ka dhigo xaaskaaga la taliye sare oo go'aanka kula qaata dareensii inay idinka dhaxayso ,amaan fikradeeda una mahad celi maarwalba

5)hakala bakhaylin xaaska dhoola cadayn,dhunkasho,mahadcelin,iyo inaad caawiso xilligi shaqada.

6)ogaal fiican u lahoow qaababka galmada iyo raaxida sida inaad xaaskaaga kula ordin tuubada ka dhig mid kiciya dareernkeeda ka hor intaan biya dhicin muddo badan ka hor,haka tagin iyada uuu aan xaraarad goyn,u ogoloow inay xaqeeda dhamaystirato , xaywaankuba wuu yaqaan qaabkaas.
intaa ayaan kusoo koobayaa maqaalkayga waad mahadsantihiin dalaacashada.

3 Comments

  1. waad ku mahadsantahay fikirkada wanagsan. waana tan kaliya ee harumar ku gaari karaan lamaanaha isqaba hadey kudhaqmaan.

    ReplyDelete
  2. Anonymous11/18/2010

    asc
    aniga waxaan qawaa fikir ahaan maqaalkaan inuu ku socdo ragga kan ugu xun lagu buraarujinaayo inuu waxaas ka tago suu xaaskiisa ula qeybsado farxad joogto ah oona xuduud laheyn
    kuwa itaa horey u yaqiinayana maqaalku wuxuu u noqonaayaa dhiiro gelin
    qofka maqaalkaan qorayoow waad mahadsantahy

    ReplyDelete
  3. xaaskaaga waxay kugu jeclaanaysaa diinta iyo akhlaaqda iyo dhaqanka suuban iyo dabeecada fiican iyo is fahanka raaxada siriirta

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post