Dawo dabiici ah oo jirkaaga ka dhigi karta mid ifaya oo dhaldhalaalaya

Maalmahaan waxaa ku soo batay bulshada Soomaalida isticmaalka daawada la isku caddeeyo, waa la wada ogyahay dhibka ay leedahay, dhibka
ugu weyn ay keeni karta waa kansarka maqaarka, marka waxaa  jira naagaha marka ay dhalaan jirkooda dhaldhalaali jiray ayaa isbaddala intuu
dhero ayuu noqonayaa madow, marka waxaan rabnaa inaan u faa'idayno walaaleena Soomaaliyeed, waxaan u haynaa wax dabiici ah oo aan lacag
badan ka rabin oo jirka ifiya kana dhiga mid aad u qurxoon oo dhaldhalaalaya, istcimaalkiisuna fudud yahay, arrinkaan waxaa igu kallifay inaan
diyaariyo marka su'aal la isoo weyddiiyay  inshaa Allaah qoraalka waxaan ka soo tarjumay meelo lagu kalsoonyahay waana ku qancin doonaa, afar hab ayaan kuu sheegi doonaa midka aad rabto ka dooro

Caddeynta iyo dhaldhalaalinta


1- Cadaanka ukunta  iyo liin dhanaan iyo hal qaaddo malab cad iyo malab madow iyo hal qaaddo biyaha macdanta ah
dhammaan inta la isku qaso ayaa jirka la marinayaa waa laga tagayaa ilaa uu ka qalalo kaddib jirka waxaa lagu dhaqayaa biyo qandac ah


Caddeynta iyo dhaldhalaalinta

2-caddaanka ukunta  iyo liin dhanaan iyo wax yar sanjabiil ayaa si fiican la isugu labayaa kaddib jirka ayaa la marinayaa waxaa la sugayaa 15

daqiiqo kaddib waxaa lagu dhaqayaa jrika miyo qandac ah, inshaa allaa muddo kaddib waxaad ka dareemaysaa isbaddal weyn


Caddeynta iyo dhaldhalaalinta

3 -seddex qaaddo bur aad u fiican iyo caano fareesh ah iyo xabbad liin dhanaan, dhammaan waa la isku qasayaa ilaa ay noqdaan cajiin jilicsan

kaddib jirka ayaa lagu dhoobayaa waxaa la sugayaa muddo 20 daqiiqo kaddib waxaa lagu dhaqayaa biyo qabow, qabkan wuxuu u kordhinayaa jirka birbir iyo qurux

Dhaldhalaalinta iyo baabi'inta dildillaaca jirka

4-Jaallaha ukunta iyo hal qaaddo saliid ganlley iyo liin dhanaan si fiican ayaa la isugu labayaa kaddib
 jirka ayaa la marinayaa marquu qalalo waxaa

lagu dhaqayaa biyo qandac ah, sifadan jirka ayay ka sifaysaa laablaabka iyo jeexjeexa

60 Comments

  1. Anonymous4/11/2011

    waad salamantihiin walale salan kabacdina ani wajiga wu iga dharsanyahay dawo ayan horay umariyay lakin in iska daayo ayan go.an saday wajiga nabrahii wa ay mad madoobaden kadib wajiga dham wu iga qal walalay markasi side ba igu fudud o an ugu bahin kara dhibkaasi faah faahi plz arintani keba ugu muhiimsan inta shegten pls an ka fa idesto teeda kale wax walbo o ad shegten waqti xadirkan waxa iga yaala linta iyo burka iyo ukunta waqti kastana wan heli kara waxan ku nolahay wadanka uk

    ReplyDelete
  2. waxaa la isku daraa seddex qaaddo malab saafi ah oo asli ah iyo hal qaaddo cillaan kaddib si fiican ayaa la isugu labayaa, markay si fiican isugu darsamaan waxaa la marinayaa meesha dhibcaha madmadowga leh, waxaa la sugayaa 40 daiiqo kaddib waxaa lagu dhaqaaya meeshaas biyo qandac ah, marka la qallajiyo haddana waxaa lagu dhaqayaa biyo qabooban sidan ayaa la samaynayaa maalin kasta ilaa ay dhibcaha madmadow ka qarsoomaan, waa wax dabiici

    ah aan ku jirin kiimiko

    ReplyDelete
  3. zeynab4/12/2011

    waan idin salaamay dhammaantiin salaan ka dib waan ku faraxnay dadaalkiina meeshaana ka sii wada waxaa naga suaal ah alaabtan wejiga ama korkoo dhanba lagu qurxiyo waxaa idinka maqan amaba aad ka ilaawdeen qiyaasta hadii aad inoo soo raacin kartaan ukntoo kale meeqa xabbo ukun,burkoo kale meeqa qaaddo liintoo kale waxoo dhanba qiyaas saxxa hadii aad nasiin kartaan wabillaahi towfiiq.

    ReplyDelete
    Replies
    1. walal waxa kuu sheegayaa ha badsan waxaan waayo waa dawo dhireed dhibna wey kuu keeni kartaa

      Delete
  4. adaa qiyaasan kara waxaa kaliya la rabaa in isku dheellitiran, maxaayeelay waa wax dabiici ah kiimika ma ah, marka waxaad samaysan kartaa inta markaas aad marinaysid keliya,

    ReplyDelete
  5. Anonymous4/12/2011

    asc aniga xalay markan arkay wan baraweyay o waxan sameyay xabad ukun ah iyo qaando iyo bar bur ah iyo liint ani ima tal tan lakala jara o lkn ayado cag ku jirto o warshadesan ayan hesta marka ma dhib be leedayay?] kadib markan halahas isku qasay wan marsaday runtii daqiiqado wajiga wu i kagay korka kalana sido kale in an ku seexd ayan damcay balse daren is u wajiga so kaduudadanayo cml si tuubin cml 30 cml kadib waxan ku dhaqay biyo aad u qabow wadankani an joogo asaaba qaboob ah waqtiya qaar u baraf leeyahay marka sakay waxa daremay waji nadiif ama daalki iyo wajigi qaraxsana wu dhalaalay run ahanti ben ala caayay balse haben kasto in man samesta ama halmar wan samesan kara gasac wan ku shuban kara i faah faahi fadlan hada waxa i taala kis xalay iga hartay o an gasac ku shubtay mamarsan karaa cawa?

    ReplyDelete
  6. Waxaa rabaa habeen kasta inaad marsato ilaa aad ka dareento isbaddalka aad u baahantahay, liinta caadiga soo gado midda warshadaysan waxaa ku jira kiimika ka ilaalisa inay isbaddasho, waxaa la rabaa midda dabiiciga inaad ku darto, teeda kale waxaa fiican habeen kasta inaad samaysato in yar kugu folan markaas, marka aad dhaqaysidna ku dhaq biyo qandac ah

    ReplyDelete
  7. ASC WR WBR
    walalyaal su aal baan qabaa waxayna tahay 4 noocyo ee kala duwan aad soo sheegteen ee midabka soo celiya ama qurux kadhiga ma jirka unbaa lamariyaa mise wajigane waa lamaran karaa
    oo jirka iyo wajigaba waala marinkaraa ??

    teeda kale habraha dhalay kaliya miyaa marsan kara mise gabdhaha aan wali dhalin xataa wey marsan karaan
    mahadsanidiin

    ReplyDelete
  8. walaal qof kasta waa marsan karaa meel kastana waa la marin karaa jirka dhan waa wax dabiici ah oo aan dhib keenaynin

    ReplyDelete
  9. Anonymous4/14/2011

    asc
    walaal waxad so sheegten in habraha dhalay ee jirkoda badalmay iney usoo celinayan quruxda jirkoda marka walal mahabraha kaliya unba marsan kara mise hablaha aan wali dhalin xita wey marsan karaan?
    teeda kale nooca ah burka liinta iyo caanaha saafiga, caanaha manoqonkara midka bakada kujira ee laso warshadeeyey mise mid saafi oo hada laso lisey ayaa loo baahan yahay?

    thank you

    ReplyDelete
  10. asiili4/14/2011

    asc walal ma isku dari karane bur,liimo dhanan, ukunta jalaheda iyo caano lo` oo kartoon ku jiro
    jawaab fadlan waad mahadsantihin dhaman

    ReplyDelete
  11. waxaa fiican kuwa saafiga ah, maxaayeelay kuwa la soo warshadeeyey kimik baa lagu daraa

    ReplyDelete
  12. niiramaan4/14/2011

    asc walal sanjabiisha shiidan mala istacmali karaa mise mida dhadhanta ah aya loobahan yahay
    jazakumullaahu kheyr

    ReplyDelete
  13. Anonymous4/14/2011

    waxaa wanaagsan in dadka afsomaliga ay so qoroyaan ay wanaajiyaan habraha dhalay? what kind og language is that? meeqo gabdhood oo aan 20 gaarin baa ilmo haysta mashalaah hadana kuwo 30kii dhaafey oo gabdho ah war somaliyeey afikiina hagaajista meeshaan waxaa laga wada hadlayaa wax dabiici ah oo qofkasta u dan ah gabar ama habar ama hooyo waa isku mid marka ilaahay dartiiiiiiiiiiis hadalkeena aan u wanaajno qowlka wanaagsan waa sadaqo? aniga i am a mom and i am 21 yrs old so grow up people oo ilaahay ka baqa. kama duwani hooyinka iga yaryar ama iga waaweyn marka waxayalaaha qaarkoood aan iska dhaafno. plzzzzzzzzzzzzzz
    yaan

    ReplyDelete
  14. Runsheeg dumar4/16/2011

    Raaxada kuma xirna midab iyo jinsiyad toona. Asc waxaan rabaa inaan wax ka iraahdo fikirka ay qabaan dadka qaar kaa soo ah dumarka somaliyed ee guursanaya cadaanka iney kasheegteen raga somaliyeed oo aan aqoon ulaheyn waxa ay ugu yeereen Galmada cusub.dadka waxaa haga waxa ay aaminsan yihiin. hadaan somali nahay waxan leenahay dhaqan kusaleysan diinteena dhameystiran.wax walbana iyaduu illaah ku cadeeyay waxey cadeysay in ay haweenka beer uyihiin ragooda qaabkey rabaan iney ugu raaxeysan karaan balse meel kaliya iney uga galmoon karaan taa soo ah xubinta taranka.wiilka somaliyaad ee kuqaba haduu fahmiwaayo sida aad kahesho iyo meelaha aad kadareen qaado adiga ayaa lagaa doonayaa inaad ulatimaado dalabka sidey naftada rabtana usheegan kara.Raxada kuma xirna jinsiyad ee waxey ku xirantahay jaceyl labada isqabtaa waa iney isjecel yihiin.sheyga hadaadan uqabin jaceyl iyo xiiso wax saameyna malahan.waa in leysku qanacsanyahay. Jaceylka laguma dhasho ee waa la abuuraa dadka iyagoon isqabin ayay jaceyl abuuraan maxaa udiiday marka la isqabo in jaceyl la abuuro oo lagu wada noolaado farxad.sideed kuheleysaa raaxo waxaabad qarsaneysaa dareenkaada.aan sheegano dareenka iyo jaceylka nahayo si aan ugu noolaano farxad xurmana naloogu hayo.cunto cusbo la'aana maadan cunteen ee Raaxada bilaa jaceylka ah hala iska daayo.in jaceyl laguwada noolaado ayaa ufiican labada lamaane iyo ilmahoodaba.ilmaha ay kuriyaan waalid isjecel iyagana mustaqbalka waxey raadiyaan qof kula noolaada jaceyl sidaasaana lagu heli karaa mujtamac fahamsan qiimaha jaceylka waxaana lagu wadanoolaanayaa nolol xasiloon. Waxan kusoo afjarayaa inaadraaxo heshaa kuma xirna midab iyo jinsiyad ee waxey ku xirantahay inaad heshid qof kugu diina oo kujecel adna aad jeceshahay.tani waa aragtideyda qaladkii iga dhacana allaha i cafiyo.

    ReplyDelete
  15. Anonymous4/16/2011

    Asc walaalyaal wad salamantihiin walaal waxaan idin weydina marka lamarsanaayo alabtaan ma in la nadiifiyo aya loo baahan yahay inta aan la marsan kahor
    marka la iska dhaqaayone ma in saabuun lagu dhaqaa mise biyo kaliya ayaa lagu dhaqaayaa
    waad mahadsan tihiin walaalyaal

    ReplyDelete
  16. Asc walalyaal waad salamantihin intaa kadib walal wajiga ma in ladhaqaa oo lanadiifiyaa inta aan lamarsan kahor wax yaalahan mise waala marsan kara adigoon dhaqin?
    marka aad marsato oo liska dhaqayone ma in saabuun lagu dhaqaa mise biyo kaliya aya lagu dhaqaa? waad mahad santihin dhamaan

    ReplyDelete
  17. Anonymous4/18/2011

    ma jiraan dad tijaabi
    yay habeynta jirka dabiiciga ah oo walalaha raaxada guurka noso geliyeen. walalyaal jirka wadamadan qofka cad wuuba ku gubanayaaa marka hadii ay ukunta iyo liintu madowga jirka ka dhaqayso waaba kaalay arag. suaal kale hababkaan keee ugu fiican oo madowga jirka ka dhaqaya waa qofkii cadaan u dhashay markii hore o jirka ka madobaadey?

    ReplyDelete
  18. haddii aad rabto waad dhaqi kartaa

    ReplyDelete
  19. Anonymous4/25/2011

    asc dhamaantiin waan kaaga mahadcelinaa dadaalkaaga dheeradkaaah walaa su asheydu wax ay tahay kolka aay nabarku baabo o mawaxaan mariyaa barti yareed sidii dhibic o kale ayaan u sara mase kuli ayan wada mariyaa tankale nabarkii laftiisa maxaa u dawaa ileen madoga waanu aragnaa hee asag dawadisiise kolka nabar sobaxo maxaa nagula talinee

    ReplyDelete
  20. Anonymous4/25/2011

    asc walaadhamantiin nabrahaa maxaa u daawa aah

    ReplyDelete
  21. nabarka laguma daaweeyo ee waxaa lagu caddeeyaa meelaha jirka isbaddaley oo madoobaaday

    ReplyDelete
  22. dhammaan wada mari

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous8/22/2014

      asc walaalo waxaan labada dhinac ee wajiga ku lee yahay hadha mara kaa waxaan doonaya inaada icaawiso p/z






      Delete
  23. Anonymous4/30/2011

    baabi inta madowga wajiga ayaan u baahanay

    ReplyDelete
  24. Anonymous8/05/2011

    walaal madowga wajiga ilaah baa kuu abuuray ee iimaanso hadii kale ilaahay ayaa mel kaga dhacday oo aad abuurkiisii wax ka sheegtay tasina waxay u dhigantaa alaah subxaanu watacaalaa si xun ayuu ii abuuray

    ReplyDelete
  25. Anonymous8/14/2011

    walal kaa waraan hadii subaag somalii laa istecmalo

    ReplyDelete
  26. waxaad ka wadaa ayaan filayaa subag lo' waa ok
    wax kasta borotiin leh dhanka galmadana wuu xoojiyaa, bas laakin waxyaalo ayaa jira si toos galmada u xoojiyo

    ReplyDelete
  27. Anonymous8/14/2011

    asc walaal waxaa rabaa in aan ogaado waxa si toos galmada u xiijo in aad ii sheegto waad mahad santihin dhamaan

    ReplyDelete
  28. waxaa si toos ah galmada u xoojiya geedkan waa dabiici waxaa la dhahaa Ginseng

    ReplyDelete
  29. Anonymous8/16/2011

    WALALA Ginseng GEEDKA NOO FAAH FAAHI WUXUU YAHAY

    XAGEESA LAGA HELAAAA

    MA FARMASHIAYA BA LAGA HELAAA MISE TUKAANADA

    WAAD MAHADSANTIHIIN

    ReplyDelete
  30. Ginseng waa geed ka baxo Corea iyo China waxaad ka heli kartaa dukaamada lagu iibiyo geedaha dabiiciga ah, farmashiyaha waa laga helaa laakin kaniini ayaa la soo dhigay haddii aad rabto midkaas xitaa waad isticmaali kartaa laakin waxaa ka fiican midka geedka ah inta la shiido ayaa malabka lagu daraa, weliba waxaad heli kartaa isagoo shaah oo kale loo sameeyey oo biyaha kulul inta lagu rido ayaa shaah oo kale loo cabbaa

    ReplyDelete
  31. Anonymous8/17/2011

    Walaal aad iyo aad baad umahadsantahay

    walala ma biyaha buu dib dhigayaa mise

    waa kacsi buu leeyahay uun ??

    Wax Saameen Ma leeyahay ??

    hadii aan rabo inaa shaqada sariirta bilaabo
    meeqa saac ka hor baa is ticmaalayaaa Geedka ???

    Luqada afsomali maxaa loo yaqaanaa geedka Ginseng ???

    markaan u tako Dukaanka La gu gado daawooyinka Dabiiciga

    Waad mahadsantihiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin >>>>>>>>

    ReplyDelete
  32. wax saamayn oo dhib ah ma laha kacsi daran ayuu leeyahay iyo inuu bahalka aad u adkeeyo biyaha dib uma dhigayo, af soomaali magac gaar ah kuma laha hal saac kaddib waad iska garan karaa dareenka

    ReplyDelete
  33. Anonymous8/18/2011

    aad iyo aad baad umahasantihiin

    Hal Su,aal

    Dumarka ma isticmaali karaaan

    ReplyDelete
  34. maxaa ka wadaa dawadan miyaa ? haddii aad ka wado daawadan waa isticmaali karaan

    ReplyDelete
  35. Anonymous8/31/2011

    walaal waxaan ahay qof cadaan u dhalatay markan wadankaan imid ee yurub ayaan si xun isku badalay wajiga ayaa madoow iga fuuleen walaal cream isticmaal ayaa la iyiri waan isticmaalay waxaana ka sii qaaday madaw kale iyo cimri dagdag kale walaal ma xaan sameeyaah ilataliya hooyo is badashay ayaan ahay

    ReplyDelete
  36. haddii aad ahaan jirtay qof waxaa laga yaabaa hadda maqaarkaaga inay toxob fuushay waxaad soo gadataa siliid khirwac (Castor oil) subaxdii iyo habeenkii marso marka aad dhaqaysid wejiga biyo qandac ah ku dhaq

    ReplyDelete
  37. Anonymous9/03/2011

    may walaal toxob ma ahan ee waa nabro dilaacay oo madoow noqday iyo haaroo mad maadoow waxeeyna ku dhasheen nabro

    ReplyDelete
  38. Anonymous9/26/2011

    asc walalyal waxan rawa sual inan dhibto hadi aan wajiga cilan mariyo soo gadud manoqa nayo

    ReplyDelete
  39. Anonymous9/27/2011

    Weligeey ma'arkin manamaqlin qof leh cadaan ayaan u dhashtay laakin wadankaan ayaa madoow igadhigay.marka waa iga su aalee dadoow majiraa warkaan?

    ReplyDelete
  40. Asc waxaan waydiinayaa ma la bi,in karaa xagtimaha wajiga ku yaala mise lama bi,in karo

    ReplyDelete
  41. waa la tirtiri karaa xagtimaha wejiga

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous8/03/2015

      maxaa Lagu biin karaaa

      Delete
    2. mxn ku biin kraa

      Delete
  42. maxaa lagu tir tiri kara walaalow
    xagatimahad

    ReplyDelete
  43. Anonymous8/23/2012

    dawo laysku cadeeyo iisheeg wllo

    ReplyDelete
  44. Anonymous9/04/2012

    asc wll adoo mahadsan waxaad ii sheegtaa ama aad ii sharaaxdaa saliid ganlley iyo biyaha macdantaha ah adoo raali ah .. aad ayaan kamahad celin waxa wanaagsan oo aad noosheegtay

    ReplyDelete
  45. asc walaal waxan idinku salaamy salaan mida ugu qaalisan su aalo badan ayaan wataa because wadanka aan joogo wax yaabo wadan uud halkaan nuugu sooban dhigteen waan kawaayaya sida malabka saafiga ah wayo waxan heli karaa oo qura mid warshadeysan mide kale daawada lagu baa bi iyo nabraha oo la dhaho sida tan -contractubex waan kawaayaya xataa warshadaha daawada soo saaro ee finland dhaqtar ayaan balansady si aan uweydiiyo wa daan waxow igu yiri uma baahnid mana heleysid marka waxaan idinka codsan hakee baan udoonaa yacni wadan kee asc

    ReplyDelete
  46. Anonymous8/03/2015

    Asc. dhaman wxn raba inaan tijaabiyo dabiiciga hadii an joojiyo wejiga wx nabara makaga tagayaa

    ReplyDelete
  47. wax dabiici ah wax dhib kuuma keenayaan ma aha sida kimikaalka oo kale

    ReplyDelete
  48. Anonymous9/02/2015

    Asc salaan kadib waxan codsanayaa in aad ii sheegto waxa lagu baa'biyo nabraha ama Daldaluul uu ka tago fin doobku oo ah in maqaarku uu yeesho meelo madoow oo daldallol leh, Daawona weligey ma marsan

    ReplyDelete
    Replies
    1. waxaa jiro kareem aan ku sheenay webkan oo lagu baabin karo waad ka dhex raadin kartaa

      Delete
  49. Dr hadii ay isticmaasho liinta iyo burka oo iska dhaafto caano malaga yaba in natiijo dhaldhalaa wajiga ay ka hesho caanaha fareshka aaan laga helin meesha ayjoogto dr jawab

    ReplyDelete
  50. professor Malable5/05/2016

    waliba malabka boqorka shinida usameeso ninkii rubac ka isticmaalo awoodda raganimada ayey siyaadisaa gaar ahaan odayaasha raba in isdhalin yareeyaan . marka dumarka ha xasuusiyaan ragooda. ragana xaqul jiifka hasaxaan si ay xiriirkooda usugu badalo jacayl waara

    ReplyDelete
  51. Anonymous7/19/2016

    azalamu alaykum
    wllo waxan raba inaad i shegto information yar
    wllo waxan wajigayga daremayaa inuu noqonaya mid qalaf o kale ah sida jabhada hore ama intaas sujuuda finana waan isku arkaya markaa wllo maxan sameeya

    ReplyDelete
  52. walaalo webka ayaad ka raadin kartaa waxyaalo badan ayaa ku jira xaalkaaga xalin kara

    ReplyDelete
  53. Anonymous7/23/2017

    Asc aniga nabaro yar yar ayaa wajika oo indhaha hoostisaiiiga yaalo daawo neh mana marsado marka maxa sameynaaa

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post